Affiliate marketing af soomaali | Mahdi miad

,
https://mahdimiad.com

Lets be a friend on :
https://www.instagram.com/mahdimiad
https://www.facebook.com/mahdimiad

Share:

Author: admin

AffiliateLeakz - Affiliate Marketing Secrets Exposed

29 thoughts on “Affiliate marketing af soomaali | Mahdi miad

  1. Sxp marka aan rabo inan barto COMPUTER SCIENCE waxaa leyga baahanyhy inan xisaabta aan wax ka aqaano
    ma iisheegi kartaa CHAPTER-rada aadka leygaga baahan yhy iisoo qor ama muuqaal kasoo sameee
    mhdsnd

  2. Affiliate marketing waa xirfad dhaqaalo wanaagsan laga sameeyo bulshadeenu waxay ubaahanyihiin qof runta usheega oo stratgy sax ah bara qof haduusan aqoon sida google ama fcbk ads loo sameeyana dhib ayay ku noqonaysaa amana uusan landing page dhisi karin .
    Ustaad adiga malaga yaaba inaad affiliate cashiro ah aad na bartid mahadsanid

  3. graphic dediner aan ahay web desiner aan ahay. runtaa ka hadashay ustaad, waqti aan badneen ayaa igaga baxay in aan Affiliate wax ka soo saaro ;lkn waa sida aad sheegtay waa nothing. muuqaaladaada waa casharada mustaqbalka, waa wada faaido miiran,
    ilaahey ha ku barakeeyo. mahadsanid.

  4. ASC Mahad magacaygu waa Maxamed Caydiid jooga Hargeisa Somaliland wllo Mahad Aad ayaa u mahdsantahay waxaan lasocdaa Video yadaada waan Ka faaiiday Alle Halkaa Abaal mariyo wllo waxaad nagaliysay Han weyn oo aan Ku shaqaysan karno
    Wllo Mid ayaan kaa codsanlahaa WordPress Casharo nooga samee Adoo Mahdasan

  5. marka hore waan ku salaamayaaa, midkale aan ka odhan dhalyarada mid baa ka maqan waxan marka hore baro oo ka gun gaadh xirfadan si aad marka hore u gaadhid. dhibta haysata waxaa weeyi baro marka hore xirfadan.